Musharax Madaxweyne oo Ballanqaaday in Caasimadda Kenya u bedelayo magaallo Soomaaliyeed

Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha dalka Kenya ayaa wada olole xoogan ay ku raadsanayaan codadka iyo kalsoonida dadka Kenya, xilli la filayo in bisha Agoosto ee sannadkan dalkaasi ka dhacdo doorashada Madaxweynaha. Soomaali ku dhaw hal milyan oo qof ayaa sannadkan la filayaa in codkooda dhiibaataan ayna wax ka doortaan Madaxweyne, waxaana musharaxiinta tartameysa ballanqaadyo … Continue reading Musharax Madaxweyne oo Ballanqaaday in Caasimadda Kenya u bedelayo magaallo Soomaaliyeed